Hingaada Qaab Cusub

August 1, 2012

Waxaan mardhow aan bilaaweynaa qaab aad u fudud oo aad hingaada mudo kooban aad ku baran kartid.

Marka InshAllah halkaani ayaan idinkula socodsiineynaa.

Comments

35 Responses to “Hingaada Qaab Cusub”

  1. admin on August 1st, 2012 8:27 am

    waa heersare arinkaasi.

  2. fartuun ahmed ali on September 17th, 2012 11:27 am

    ASC maclin waxaan haysataa wiilyar oo lix jira waxaan ku noolahay sweden waa ciyaar badan yahay waana dhaga fudud yahay waxaan rabaa inaad aad iiga caawiso madama aan joogo wadan gaalo waxaan rajeynayaa inaad da,daal badan aad ku bixin doontaan insha alaah adinkoo qimeynaya meesha fog ee aan joogo labo maalmood ayuu adaa dugsi sabtida iyo axada adinkana waxaan rabaa inaad isiin doontaan labo kale ama maalin ama habeen waxaa ku adag dhigida alif beetada waxaa ku adag qaabkaqalinka loo qabsado jiinka dhigidiisa ayaa ugu qaadatay inaan baro labo wiig ilaa hada xitaamakeenin sidii la rabay marka jawaab qeyra insha allaah raali iaga ahoow hadaan kugu badiyey halka hoooyo daashay ayaan ahay

  3. shucayb on September 20th, 2012 7:19 pm

    asc walaalayaal waxan rabaa inaan wax ka barto diinta islaamka

  4. shukri on October 1st, 2012 11:17 am

    asc

  5. raxmo on October 3rd, 2012 6:16 pm

    asc walal waxaraway in ankusoobiro

  6. ABDISALAN SHARIF HUSSEIN on October 6th, 2012 1:27 am

    CARUR AYAN HINGAAD URABAA

  7. ruwayda on October 12th, 2012 2:32 pm

    somali

  8. abdrisaq hussein on October 13th, 2012 8:29 pm

    07903805174

  9. abdrisaq hussein on October 13th, 2012 8:30 pm

    waxaan rabaa in la ii baro carurta

  10. NOOR on October 15th, 2012 9:38 pm

    hingaad

  11. bashiir on October 16th, 2012 8:16 pm

    asc malimiin waxaan cosayaa inaan barto diinta una barto iney infada aniga iy itiikale ee aan gaadhsiikaraba aana noqdo isad culima waa weyn ii diinta gaadh siiya dal iyo dibad ba ilaahey miisaanka ajir iyo xasnaad ha ugu daree ishaa alaa waxaan umaleyna yaa in layga caawin doono wa,bilaahi tawfiiq

  12. salaad on October 17th, 2012 2:14 pm

    waaa arin muhiin ah qaabka barashada quraanka kariiimka, marka waxaan leeyahay, siiwada.. so,, waxaan leeeyaha,,,

  13. salaad on October 17th, 2012 2:15 pm

    waaa arin muhiin ah qaabka barashada quraanka kariiimka, marka waxaan leeyahay, siiwada..

  14. how to run faster on October 21st, 2012 8:33 am

    how to run faster…

    Hingaada Qaab Cusub : Macalim Quran Online :: Hoyga Barashada Diinta Islaamka….

  15. hodan hersi on October 21st, 2012 3:28 pm

    scw waxan raba laba wiil ondhalay in adibartan hingaada kabacdina ilaahey inufududeeyo quraanka aqriskiisa ilaahey ajiir haidiinka siiyo amiin waa ariin muhiima

  16. Cumar on October 28th, 2012 11:45 am

    Waad mahad santihin madaama aad kashaqaynasan barashada quranka lakin quran mubaashar la aan laguma barankaro

  17. mukhtar on November 3rd, 2012 8:28 am

    waxbarada qur aanka ayaan rabaa

  18. asho on November 4th, 2012 3:16 pm

    scwb walal waan rabaa in aan qu aanka bart

  19. asho on November 4th, 2012 3:16 pm

    somali

  20. muxyadiin on November 14th, 2012 5:15 am

    ascw

    waxaan salamayaa dhamaan culimada oo dhan waxaan rabaa in aan barto Qu’raanka insha allaahu waxaana rabaa in layga caawiyo sida uu fudud

    insha alaha

    wabilaahi tawfiiq

  21. Ahmed on November 16th, 2012 8:27 am

    Waad Mahadsantihiin dhamaantiina fadlan emailkiina ama numberkiina ku reeba halkani.

  22. firdawsa on January 21st, 2013 10:12 pm

    ascw walaalo wan salamayaa dhamaan macalimiinta.
    Aniga hada ayaan helay webkan waxan rabaa inaan barto quranka aniga iyo wiilyar o ijoga
    waxan rabaa inan ogado ilmoyar ma udhigtan waa 4 jir iankayga ans wan rabaa tankale macalinku ma online bu soo noqonayaa
    camera maa loobahanyahay ?
    asagu maclinku mana arkayaa mase waa vedio utube cadi intaas iga soo jahilbixiya adbad umahad santihiin

  23. zahra on February 3rd, 2013 2:50 pm

    asc walaal waan idin wada salaamey dhamaan salaanta islaanka salan kadin waxan jooga sweden waxan rabaa in la ibaro caruur higaada iyo quraan ka waxan ku nool nahay meel aan islaanka ku yar yahay oo aan dugsi laheyn waxan rabaa faah faahin dheeraad ah emailkaygu waa riyaad312@hotmail.com ama riyaad312@gmail.com wabilaahi towfiiq

  24. sahro on February 9th, 2013 7:41 pm

    asc walaal waxaan urabaa caruun dugsigan insha alaah ee tel kaygana waa kan 0046734791700 asc wr wb

  25. Bilqeyr on February 19th, 2013 3:04 pm

    maasha’allah waad ku mahadsan tihiin ilaah ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo diinta aad faafineysaan.

  26. professional seo services on February 25th, 2013 5:32 am

    professional seo services…

    Hingaada Qaab Cusub : Macalim Quran Online :: Hoyga Barashada Diinta Islaamka….

  27. ifrah on February 25th, 2013 6:36 pm

    ilaahay ha idinka abaaliyo walaalayaasha barnaamujkan soo diyaariyay aad ayaan ugu faraxsan nahay thanxs

  28. minecraft server on March 11th, 2013 2:50 am

    minecraft server…

    Hingaada Qaab Cusub : Macalim Quran Online :: Hoyga Barashada Diinta Islaamka….

  29. viagra 100 mg on March 19th, 2013 10:54 am

    viagra 100 mg…

    Hingaada Qaab Cusub : Macalim Quran Online :: Hoyga Barashada Diinta Islaamka….

  30. Maclinjaamac on December 23rd, 2013 8:26 pm

    Asc wabacdu waxaan rabaa barashada durusta luqada carabiga

  31. nafisa on February 10th, 2014 10:32 am

    asc maclin qur aan onlen
    waxan doonayaa in aan qur aanka lay baro aniga iyo wiiyar oo 5 jir ah

  32. Fowsiya Ali Salad on February 22nd, 2014 8:19 pm

    waxaan rabaa in 2 ilmood la ii baro quranka

  33. Ahmed on March 9th, 2014 3:40 am

    asc akhii waad mahadsantahay nagala sooxiriir number free 16122235744

  34. Ahmed on March 9th, 2014 3:41 am

    asc akhii waad mahadsantahay nagala sooxiriir number free 16122235744

  35. Ahmed on March 9th, 2014 3:42 am

    asc akhii waad mahadsantahay nagala sooxiriir number free 16122235744

Got something to say?





*

DAAWO QAYBTA HIGAADA

DAAWO QEYBTA ADKAARTA

DAAWO QAYBTA BARASHADA RASUULKA

DAAWO QEYBTA BARASHADA SALAADA

TAARIIKHDA TARTAAARKA

NOQO BAARI

DAAWO WARAYSI CUSUB

<

daawo dood culus suufi iyo salafi

MUXAADARO CUSUB GABADHA MUSLIMADDA

DAAWO CUNUGA YAR EE MUCJISADA AH

DAAWO QEYBTA 3 QURANKA

DAAWO QAYBTA 2 QURANKA

DAAWO QEYBTA 1 QURAANKA

Halkan Ka Dhagayso Tafsiirka iyo duruusta Sheekh Maxamed Umal10

Daawo muxaadaro inglish ah

SEED UXAFIDI KARTAA QURAANKA

>

DAAWO QAYBTA ARKANTA IIMANKA

maxaadaro cusub

MIRAHA IMAANKA

DHAGEYSO 

maxaadaradii kabaxday machadka sh.xasan ibrahim cise

baro salada sh.yuusuf

DAAWO QAABKA LOO QAADO INTIXAANKA MACHADKA

>

NALA SOO XIDHII ADDRESS KAN

DAAWO QAABKA LOO SUBCIYO

Download Skype

Learning Fees

Number Days per Week Fees
1 Arday 2 days per week $25Bishii
1 Arday 3 days per week $25Bishii
1 Arday 5 days per week $30 Bishii

Daawo gabadh yar oo layaab leh