About Us
Welcome to Macalim Quran Online.net
Baro Diinta islaamka adiga & Qoyskaaguba idinka oo gurigiina dhaxjooga meelkasta oo aad aduunka ka joogtid Waxaad helikartaa macalin darsikasta oo aad rabto kubara waliba saacada aad rabto waa maqal iyo muuqaal live ah
machadkan wuxuu caan kuyahay internet aad ufiican iyo Khibrad sannado ah machadkan uu fadhigiisu yahay Nairobi Kenya waxaa aas aasay macalimiintii ugu Horeeyay ee Keenay barnaabujkan oline ka ah Africa ama 5 soomaaliyaad 1/2/2009 kii sidaa derteed mahadku wuxuu leeyahay khibrad dheer dhinaca manhajka iyo qalabka la adeegsanaayo machadkan oo xowli dheer kusoda ayaa Hada Kahowlgala daafaha Aduunka sida carbta orba amrica Canada australia iyo africa ISAGA oo adeegsanaaya qalab kaladuwan oo waxbarasho sida skype iyo paltalk iyo numbarada Waxaala Ogaysiinayaa dad waynaha in dib loofuray aqbalaada ardayda cusub Kadib bilihii lasoodhaafay oo lahakiyay adayda oo badaneyd iyo macalimiinta oo yarayd awgeed laakiin Hada waxaa laqaadanayaa fasalo cusub waa machadka Kaliya eed kaheli karto cashiro lamagac baxay Arday kaab waa cashiro Kayd ah oo maqal iyo muuqaal ah sida quranka Higaada Adkaarta barashada Nabiga barashada salaada iyo usuusha diinta waxaa intaa dheer kutub tajwiid ah oo duuban waxaa barbarsocda kutubta diiniga ah oo si guruub guruub ah Looqaato iyo madaxaadaraad ay Qabanhayaan Culumo waawayn Tijaabi oo kusoobiir dadwaynaha waxkabarta machadka macalimquranonline.net tel 16122235744
skype; axmed.sheekh.maxamuud mail: axmed.sheekh@hotmail.com number free ah 16122235744:/0700508657



